Abdirahman Waaberi waa macallin khibrad leh oo ku takhasusay soo saarista muuqaalada iyo farsamada muuqaal-samaynta. Wuxuu bixiyaa koorsooyin xirfadeed oo loogu talagalay ardayda raba inay bartaan xirfadaha abuurnimada iyo farsamada soo saarista muuqaalada. Courses Bundle-ka uu bixinayo wuxuu diiradda saarayaa barnaamijyada caanka ah ee muuqaal-samaynta sida Adobe Premiere Pro iyo siraha muhiimka ah ee ka dambeeya soo saarista muuqaalada tayada sare leh.
Abdirahman Waaberi
Content Creator
Abdirahman Omar Waaberi / waa mulkiilaha channel'ka waaberi media