Support Ticket

Suaalaha soo noq-noqday!

HALKAN HOOSE WAXAAD KA ARKI KARTAA SUAALO IYO JAWAABO KU SAABSAN MADASHA

Dhawr qaab oo kala duwan ayaad ku bixin kartaa lacagta koorsadda, sida EVC, Sahal, Bank, Credit card iwm. Dhamaan akoonadda iyo lambaradda aad ku diraysid lacagta waxaad ka helaysaa qaybta lacag bixinta, Haddii ay jirto inaad caqabad wajahdidna waxaad nagala soo xiriiri kartaa WhatsApp No: +90 505 909 23 03 ama Emailkan: info@waaberiacademy.com

Haa koorso walba oo madasha ku jirta waa lifetime mana lahan wakhti xadidan oo ay kaaga xirmayso.

Waxaa laguu ogol yahay 2 aaladood oo kali ah ( talephan iyo laptop ) inaad ka daalacan kartid koorsooyinka madasha, wax 2 aaladood ka badan kama gali kartid account'ka aad ku laydahay madasha.
Wali ma suaal baad qabtaa!

Nala soo xiriir