Qaab raadinta xogaha
Qaab duubidda codadka
Raadinta muqaaladda iyo sawiradda aad adeegsanaysid
7 Talo oo ku anfacaya bilwogaaga Youtubeka
Qaab qoridda scribtiga
Hagaajinta codka
Barnaamijyadda lagu edit gareeyo muqaalka
Koorsadan waxay ka koobnaan doontaa ku dhowaad saacad, waxaad ku baran doontaa wax kasta oo ku saabsan muuqaal samaynta, laga bilaabo qaabka aad fikradda muqaalka ku helaysid, meelaha aad ka soo xiganaysid xogta mquaalkaaga ku jirta, sida taariikhaha, dhacdooyinka iwm.
Marka aad heshid fikarddii muuqaalka iyo sidoo kaleba ilihii aad ka soo xigan lahayd, waxaynu isla baranaynaa qaabka loo qoro script ka dhisan dhan walba, haddii ay ahaan lahayd horudhaca, xogta iyo qaabka aad u kala horyasiisinaysid iyo sidoo kaleba qaabka aad u gabagabanynysid muquaalkaaga.
Marka aad qortid scriptiga, waxynu isla baranynaa qaabka aad u duubi karti codka, barnaamijyada aad ku duubaysid, iyo sidoo kaleba agabaka aad adeegsanasyid, marka aad duubtid codkana qaabka aad u hagaajinaysid codkaaga ugana dhigi kartid mid quality sareeya leh.
Marka aad codka duubtid waxaynu isla baran doonaa meelaha aad ka heli kartid muqaalo tayo sare leh oo aad u adeegsatid muqaalkaaga, haddii ay ahaan lahaayeen kuwo lacag la,aan ah iyo sidoo kaleba kuwo lacag ah, sidoo kale waxaynu isla baran doonnaa qawaaniinta ugu muhiimsan ee ay khasabka tahay inaad raacdid si aad uga fogaatid in muqaalkaaga bari lagugu qabsado.
Marka aynu diyaarsano codkii iyo muqlaaddii aynu adeegsan lahayn waxynu isla barnaynaa hadana barnaamijyada lagu hagaajiyo muqaladda nocoyada ay u kala baxaan iyo qaababka loo helaba,
Ugu dmabayn waxaan kula wadaagayaa talooyin dhaxal gal ah oo aad ku hormarin kartid xirfadaada sidoo kalena aad ku kobcin kartid dadka kugu xiran,
Waxy nqoon doontaa saacad aad ku baran dontid dhamaan wax kasta oo aad uga baahan tahay inaad ka ogaatid muqaal samynta, si aad u bilowdid hayaankaaga Muqaal samayn.
Qeybta Script-ka quiz kii ba ka dhiman
Quize ku halkey kujiraan sxb anigu waan arki waayee
Ustaad Cabdiraxmaan si weyn baan kaaga mahadcelinayaa furahan muhimka u ah gelitaanka caalamka warbaahinta, iyo muuqaal samaynta. laakiin hal codsi baan waddaa oo ah; in koorsooyinka soo socda lacagtooda hoos loo dhimo, cidda ugu badan ee wax iibsadaa waa arday iyo saamaynta dhaqaale waddankeenna soomaaliya. markaa arday dhalinyaro ah oo badan oo niyada ku hayay inay iibsadaan koorsooyinkaaga ayay caqabad ku noqonaysaa! markaa codsigaygu waa in ustaad Cabdiraxmaan si qotodheer noo la eegto arrintaas.
masha allah ustaad aad iyo aad baan ugu helay course ka
Mnsha allh tabarakalah wax badan waad noo iftiimisay mahadsanid wll
Ustadad Abdirahman waaberi waad mahadsanatay marka hore, marlabadka ustadad side ulaa soo daga barmijka audcity, waay igu aad katay inaan lasoo dago, manoo soo dirii karta linkii sax ah oo aan raacno si aan ulaa soodegno
Ustadaad suasha waan ubahanay inaan lasoo degno barjimka balse dhib ayaa naga haysata fadlan no soo jawaab adoo mahadsan
Ustadad Abdirahman waaberi waad mahadsanatay marka hore, marlabadka ustadad side ulaa soo daga barmijka audcity, waay igu aad katay inaan lasoo dago, manoo soo dirii karta linkii sax ah oo aan raacno si aan ulaa soodegno
WAA MAHADSAN TAHAY USTAAD ABDIRAHMAN WAABARI SIDA HAGAR LA'AANTA AAN NOOGU SHARAXDAY SIRAHA MUUQAAL SAMEYNTA
mahadsanid wll c.raxmaan runtii faa'ido iyo waayoaragnimo aad u leedahayna waan kaa qabnaa, mahadsanid markale wll
asc wall shaaahada mid aan taydii ahayn ayuu iso dhigaya sideen tayda ku helaa mahadsanid
Mahadsanid Ustaad Abdirahman runti waxaad isii galisay hammi kii hore ka sii xoogan
Aad ayaad u mahadsan tahay ustaad runti course ka waa mid aad u qiimo badan runtii
Mahadsanid ustaad Abdirahman waabari runtii dhiirigilin ayaan ka helay video yadan markan dawade
Wuxuu noqondoonaa furaha albabka koobad ee hayaankeena Mahadsanid ustad Abdirahman
ustaad adbaan kaga mahadcelinaya xogaha kusaab sanaa coursekan ee ad nala wadaagtaY bilaw ilaa dhamaadba wax badan baan ka faaidaY
ustad
asc ustad waa ku mhdsanthy sida fcn ee noogu soo diyaarisey barnamijka muuqalsameynta lkn quiz malahn mia koorsada hadii ay leedahy wxn rajyna inad iga caawisid thnk u
Waad ku mahadsanid ustaad Cabdiraxmaan sida fiican ee aad iigu sharaxdey.
Asc u staad Abdirahmaan omar Aad iyo aad u mahadsantahay Wada aad noo furtay taas oo ah Kusoo biiritaanka warbaahinta caalamka Ustaad waxaan kaa codsanayaa Qaabka taleefanka loogu duubo inaa Inala so wadaagto asxaabta qofkii fahmay qaabka taleefanka loogu duubo plz ila wadaag
Bahada waa bare waa idin salaamaa si khasatan ust cabadi raxmaaan Waxan kaga mahad calinaaa fursida ad nagu siisay qiimo dhimista sanaad guura Intaaa wallahi intaa an koorsadaaan dabanaaye waxa an ka fahmay 1,qalaad badan iga dhaca youtube iyo fecbook waxa jiro cinwaano badan An garsiyay 8 kun ilaaa 9 an waayey coppy right daraadaa taas uma laheen. Aqoon dheeraada 2, tan kale manan aqoond habaraha iyo shuuradaha igu yalo iyo zaisada lagu sameeyo Allahada wax la soo dhigo 3 sidoo kale ma anan aqoone xogta halka laga raadiyo iyo meelha uu fiican . Aad baan kaga mahad calinaa teachet
Asc marka hore ustaad c.raxmaan waaberi aad baan uga faaiday coursedaan wax badan oo iga maqnaa baan ka helay thanks again
85 Reviews
1 week ago
best course m.a
2 weeks ago
MAHAD SANID WAXBADAN AYAAN KA FAA'IDEY BALSE SHAHAADADA IIMA FURMIN
3 weeks ago
Aad iyo aad baan kaaga mahadcelinayaa mudane Cabdiraxmaan Cumar, runtii wax badan ayaan ka faaiiday koorsadaan kooban. Kanaallo dhowr ah oo aan wax kusoo gudbin jiray baa iga istaagay iyadoo ay keenaysay khibrad la'aan iyo talooyinkaan oo iga maqnaa, qofkii raba inuu muuqaallo uu dad la wadaaago sameeyana aad bay muhiim ugu tahay inuu qaato koorsadaan, markale aad baad u mahadsantahay.
Abdirahman Omar Waaberi / waa mulkiilaha channel'ka waaberi media
Nouradin Essa
Furahani wuxu noo furi doona albaabo badan oo nagu adkeyd furistoodu