Fahan guud ka qaado Premier Pro
Baro Qaabka muuqalada loo edit gareeyo
Muqaal hagaajinta ku baro 2 saacadood adoo isticmaalaya premier pro
Muxuu yahay Premier Pro? Fahan Guud
Qaabka Loola soo dagi karo Premier Pro
Maxay yihiin qaybaha ay u kala baxaan muuqaaladdu?
Xagee ka heli kartaa muqaalo bilaash ah
Wajhada hore ee barnaamijka
Qaab Jar-Jaridda muqaalada
Hagaajinta codka - Audacity
Hagaajinta codka - Premier Pro
Speedka Muqaalka - Slow motion
Sidee muqaalka qoraal ugu dhex qori kartaa
Green Screen
Hagaajinta Colorka muqaalka
Qaabka aad logo u dhex galin kartaa muqaalkaaga
Effects
Sidee muqaalka export u dhihi kartaa
Muqaalkaga sidee ugu diyaarin kartaa facebook iyo tiktok?
Work Shop - Samaynta muqaal tijaabo ah, bilow ilaa dhamaad
UPDATE:- Qaabka cusub ee aad ula soo dagi kartid Premier Pro Free ah
 
                             
                                waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan dhameysto course of video Editing Premier pro waxaan si qaas ah ugu mahad celinayaa alle kasakow Ustaad:Abdourahman Omar Ustaad waad mahadsantahay Sida wanaagsan ood noogu dadaashay Wabstka Waaberiacademy.com waxan leeyahay hore mar wacan oo wangsan Inshallah .
 
                                mansha allah shjrn ugaas sound effect xagee soo digtay
 
                                asc macalin shashada sifiican looma arko waajahda marka sharxayso
 
                                aad baan uga helay coures kaan min bilaaw ilaa dhm
 
                                asc aadbaan ugu mahad celinaa bahda waaberi oo uu uhoreeyo ustaad abdirahmaan waxaana idiin rajaynayaa guul iyo horumar balaaran cours kan wuu tayo badan yahay macluumaadkii iga maqnaa oodhana waanka helay sharaf korkiina han ahaato abdirahman iyo teemkiisa
 
                                asc dhamaan team waberi academy iyo waaberi media koorsada sifiican ayaad udiyaarisay ustaad abdirahman waberi waxaan talo ahaan usoo jeedinayaa
 
                                markaa koorsada diyaarinayso inaad ku xisaabtantid ardayda fahankooda iyo da.dooda iyo heerarka lagayaabo inay kayaqaneen ama horay wax ugu bilownaayeen ama sida loo badanyahy waxaa jirta arday wax yarna ubilowneen si guud ustaad wax umaaree
 
                                bismillah marka hore waxaan salamaya macalinkeyga qiimaha badan ustaad waaberi cashiradan bar bilowga ii ahaa waan ku guulesty barashadoda waxaan rajeynayaah intaas iyo inka badanba inaad nosoo gudbisid mhdsnid
 
                            Ustaat course balaari part two usamee intaan naguma filno runtii inkasto xog muhiim ku jirto balse cashiro kle kaso diyaari oo update ah mahadsanid ustaat❤️🙏
 
                                premier pro xageen kasoo dagsan karaa si free igu caawiyo ardayey
 
                                premier pro xageen kasoo dagsan karaa si free igu caawiyo ardayey
 
                                q
 
                            Kumahadsanid Ustaad sida wacan aad udiyaarisay koorsadaan Cilmi badan ayaan ka faa,iiday Farsamooyin badan oo iga maqnaa ayaan ka faa,iiday koorsadaan mar kale mahadsanid dadaalkaan aan galiyay Barashada koorsadaan mid mira ayuu noqondoonaa sidaan haminaayo
 
                            fadalan sidee ula soodagaa premier pro
 
                            من لا يشكر الناس لا يشكر الله Ustaad Aad baad u mahadsan Tahay marka koowaad. Marka Labaad waaxan qaatey course aad u Anfaceysa Naftay da iyo xirfadeyda muuqaal sameyneed waxanaan rajeynayaa inaan kor usii qaado xarafadan.
 
                            Ustaad markuu soodagay premiere pro free ah waxow iidirayaa inaangato marka maxaa xal ah
 
                            Asc aad iyo aad ayan ugu Faraxsanahay inan kamid noqdo ardayda waxkabaratay wabari academy waxana umahad celinaya ustaad apdirahman omar abaalgaga alah Hakadhigo jano asc
 
                            wxaan kaaaga mahd naqayaa ustaad hwoshan baaxada leh u baahan waqti badan inaad sidii ugu fududyad aad uso kooptay noolana wadaag tay waxaan talo ahaan kuso jeedin lahaa inaa part two ka sameso
 
                            waxaan aad ugu faraxsanahy inan course dhameysato sidoo kale waxaan ku farxsanahay inaa ka qeyb ka noqodo ardayda wax ka baratay waaberi academy waxaan idin leeyahay guuleysta sidoo kale waxaan kaaga mahadcelinaa dadaalka aad ku bixisay inaad wax naga barto aaladaha kala duwan ee ku jira waaberi acedmy
 
                            ASC ASXBTA WAXAN INIGAYIRI SIDE LO SODAGISTA PREMIER PRO
94 Reviews
 
        1 month ago
Aad bad u Mahadsan tihiin bahda Waaberi Academy, Iyo Ustaad Cabdirahman ba, Allah Abaalkaaga jano ha ka dhigo waxaad na siisay tusmo iyo meel aan talabo inta ka badan ka sii qaadi karnoh.
 
        2 months ago
This is best courses
 
        4 months ago
Thanks ustaad coursekan waxuu iga caawiyay wax badan oo ku saabsan muqaal sameynta waadna mahadsan tahay inbadan
Abdirahman Omar Waaberi / waa mulkiilaha channel'ka waaberi media

Ahmed Hassan Abdullahi
asc ugaas cabdiraxmaan, aniga waxaan ku talin lahaa inaad corse nooga soo sameesa sida loo sameeyo map animation.