WordPress Masterclass

WordPress Masterclass

Mohamed Abdullahi | Author Level 5

3.1
(7) 851 Students

What you will learn

  • WordPress

WordPress Masterclass

img
Mohamed Muhudin RAGE

ugu horeyn ustaad wanku salamay waxaan rabay in leyga caawiyo cilad yar aan kala kulmay casharka 6aad sida headerka loo dhiso, waxyaabaha lagu dhiso dhan ayaa icons iga noqonaya sida menu-ga, mahadsanid.

7 months ago
2
img
Abdirahman Ismacil Muse

Cillad ba iga haysata dhanka menus ka marka la so drag gareenayyo macalin

5 months ago
img
CbdiCasis AbdiCasis

cilada casharka lixaad sidee uxaliyaa weliba menuuga ustaad

4 months ago
img
Khaalid CabdiXAKIIM

Waxaan rabay in aad idin weeydiiyo local wp maku dhisi karaa websate e comerce

4 months ago
0
img
Xuseen JACFAR

ustaad course ma mid kale ayaa ka horeeyay

3 months ago
0

3.1

7 Reviews

5
2
4
2
3
0
2
1
1
2
user
Suber Hassan macaleesh

18 hours ago

Masha allah ilahay aya mahada iska leh marka kobaad marka labaad macalimiita aya iska leh gaar ahaan macalika mahamed abdilahi kasoo aan ka dhigtay wordpress masterclass macalin ilahay qilmigaaga a barakeeyo Mahadsanidiin bahday waaberi

user
Faatima Mahamed

1 month ago

asc marka hore bacda salaam ustaad ka dhigo course ka word press waxaan ka codsanayaa inuu cashar kasta uu si fiicaan u sharxo isagoo meel fiican wax marinayo ayuu skip iska dhahayaa linkga hoos ayuu yaala buu leeyahay mana yaalo marka maxaan sameeya ka arday ahaan?

user
CABDIKHAALAQ Fathi Abdi

4 months ago

sawirka halkee ka heli karaa

Meet Your Instructor

Instructor
3.6 Rating
1075 Students
Author Level 5
2 Courses
About Instructor

WordPress Expert

video

$ 15.00 $ 25.00

40.00% off
  • Course Duration
    4 h 28 m 29 s
  • Course Level
    Beginner
  • Student Enrolled
    824
  • Language
    Somali
This Course Includes
  • 4 h 28 m 29 s Video Lectures
  • 0 Quizzes
  • 0 Assignments
  • 1 Downloadable Resources
  • Full Lifetime Access
  • Certificate of Completion