Ku barro 2 saac Ai (Artificial Intelligence)

Caqliga Gacan-ku-samayska ah ama (Artificial Intelligence) loona soo gaabiyo Ai, waa qeyb ka mid ah cilmiga kambuyuutarka oo ujeedkiisu yahay in la dhiso nidaamyo awood u leh inay qabtaan hawlo u baahan caqli bini’aadmi.

Abdirahman Waaberi | Author Level 5

4.6
(16) 706 Students

What you will learn

  • Ku barro 2 saac Ai (Artificial Intelligence)

Caqliga Gacan-ku-samayska ah ama (Artificial Intelligence) loona soo gaabiyo Ai, waa qeyb ka mid ah cilmiga kambuyuutarka oo ujeedkiisu yahay in la dhiso nidaamyo awood u leh inay qabtaan hawlo u baahan caqli bini’aadmi. Hawlahaas waxaa ka mid ah Wax-barashada, Falanqeynta, xallinta dhibaatooyinka, fahamka luqaddaha, iyo go'aan qaadashada. Caqliga gacan-ku-samayska ah ayaa kaga duwan nidaamyada kale ee tignoolajiyadda awooddiisa uu ku horumariyo waxqabadkiisa iyo garashadiisa, isaga oo marba marka ka dambeeya awoodda inuu soo hormariyo wiixi la baray.

img
Abdallah Abdillahi

ASC

6 months ago
0
img
Abdiwahab Mohamed

ASC Ustad wabari magacygu wa Abdiwahab Mohamed dhamac waxan Kaga mmahad celinayna sida Quruxda badan ee aad Uso diyarisay Courseda Alle haka abaliyo juhdigq badan ee ad gelisay anagana Alle hanagu anfaco Cilmiganu baranay «Amiin ya rabbi"

2 months ago
0

4.6

16 Reviews

5
14
4
0
3
1
2
0
1
1
user
Hada Iise hussein

1 week ago

Waxaan rajeynayey inaan cours kale qaato balse rutii coursada imeysan qancin. ustaad Abdirahman waa nin fiican balse information-ka coursada lagu soo bandhigey waxaa loogu talagalay waa qof aan weligiis AI maqlin. thanks anyway.

user
Sayid Derie Hassan

3 weeks ago

wuu idiiday in uu iskugu kay xidhmo photoshop iyo AI

user
Abdirhman Abdirhman75

1 month ago

Waxaan u mahadcelinayaa Waaberi Academy oo ii suuragelisay inaan ka faa’iidaysto aqoontooda. Casharradiina runtii waxay ahaayeen kuwo fudud, faahfaahsan, isla markaana dhiirigelin badan leh. Waxaan ku faraxsanahay inaan dhammeystay koorsadii Ai ga aan ka bartay, waxaana rajeynayaa inaan aqoontan ku dabaqo nolol maalmeedka iyo shaqadaba. Mahadsanid Waaberi Academy!

Meet Your Instructor

Instructor
4.6 Rating
6494 Students
Author Level 5
5 Courses
About Instructor

Abdirahman Omar Waaberi / waa mulkiilaha channel'ka waaberi media

video

$ 20.00 $ 29.00

31.03% off
  • Course Duration
    1 h 38 m 44 s
  • Course Level
    Beginner
  • Student Enrolled
    672
  • Language
    Somali
This Course Includes
  • 1 h 38 m 44 s Video Lectures
  • 0 Quizzes
  • 0 Assignments
  • 1 Downloadable Resources
  • Full Lifetime Access
  • Certificate of Completion