Html & Css Masterclass
Html & Css Masterclass
Waa maxaay HTML maxaadse ubaaahantahay si aad ubilaawdo
Abuurista html-ka ,Heading h1 ilaa h6, paragraph, Lorem Ipsum
Layliga 1aad ee Html
Sameenta Html structure, links iyo Attributes (gudaha iyo dibada)
Layliga 2aad HTML
Sameenta lists (Ul Ol) , Hr iyo br ( taag is xira)
layliga 3aad HTML
Sida loo soo galsho sawir, muuqaak iyo Iframe-ka Youtube
Layliga 4aad HTML
Sida loo sameeyo Buttons, loona soo galsho Cod(Audio), Bold iyo Mark
layliga 5aad HTML
Sida loo sameeyo Tables
layliga 6aad HTML
Sida loo sameeyo Form(Input, Radio, Checkbox iyo Text erea)
Layliga 7aad HTML
Lasoo dagida Live Server extention, HTML Comentes
Waa maxaay CSS, Meeqaa Looqeebshaa CSS, Elementy Selecto,IWM
Layliga 1aad ee css
Font-size, font-weight, and font-style, Font-Family, iyo Text Alignment
Layliga 2aad ee css
Line-height, letter-spacing, and word-spacing, Text-transform IWM
Layliga 3aad ee css
ID Selector , class selectro Iyo Universel selector
Layliga 4aad ee css
Width, Height, border iyo border radius
Layliga 5aad ee css
Pading Iyo Marging
Layliga 6aad ee css
Hordhaca Flexbox , Justify-Content, Align-Items iyo Flex-Wrap
Dhisidda mashruuc yar oo Flexbox ah
Layliga 7aad ee css
Flex item, Flex-Shrink, iyo Flex basic
Layliga 8aad ee css
Grid
Website-ka aan dhiseeno iyo barashada isku xirka Pages-ka
Dhisida madaxa ama Header-ka Website ka
Dhisida Home Section-ka Website ka
Isticmaalka external CSS
Dhisida About Section
Dhisida Services Section
Dhisida Achievements Section
Dhisida Customer Section
Dhisida About Page
Dhisida Blog Page
Dhisada Contact Page
Waa Maxaay Media query
Fahanka Guud ee Grid
Gabgabo Iyo Talo
meshaa corse ka gadate waydii iyaga kusiin karee
asc macalin layliyada waxbaa ka qaldan ee maxaanu yeelnaa maba furmayaanee
I want the assignment of hrml
inte ka hela ptf-ka cashirka
Qof dhameeyy ma hysaan
Maxamed MAXAMUUD SALAAD ustaad pdfka qeeb Resources-ka ayaan soo dhigay
Korsada aad bey igu socota wana fshmry 2 section dhameye hada
mahadsanid ustaad horay usoco i.a
2 Reviews
1 month ago
Cashrada pdf xaggee ka helaa
4 months ago
Good lesson
Mohmed Sead
asc. waxaan rabaa inaan la xidhiidho macalinka dhigaya course htmla and css ee xageen kala xidhiidhaa