Adobe Photoshop Masterclass

Koorsdaan gudeheedda waxaan ku baran doonaa barnaamij ka mid ah barnaamijyada ugu xooga badan ee loo adeegsado graphic design-ka Barnaamijkaa oo lagu magacaabo adobe photoshop.

Xaydar Tech | Author Level 5

4.6
(49) 2075 Students

What you will learn

  • Basicska adobe photoshopka

  • Print Media Designs

  • Social Media designs

  • Conclusion

Akhyaarta soo dhowaada Ku soo Dhowaada (Adobe Photoshop Masterclass )
-- Maku fakartay mar uun inaad barato graphic design-ka
-- Ma raadinaysay meel aad sifiican ugu barato asaasiyaadka graphic design-ka.
-- Ma qorshaynaysay inaad sanad kan yeelato xirfad Cusub oo aad ku shaqatagi kartid

Hadaba koorsakaan waa koorsaskaagi
Koorsdaan gudeheedda waxaan ku baran doonaa barnaamij ka mid ah barnaamijyada ugu xooga badan ee loo adeegsado graphic design-ka.
Barnaamijkaa oo lagu magacaabo adobe photoshop.

Suuqyada manta ee casriga ah , sidoo kalena sida xawliga ah u koraya, haysashada xirfado adag ayaa muhiim u ah guusha qofka.
Loo shaqeeyayaashu waxay si waxli ah u aqoonsanayaan qiimaha dadka xirfadaha dheeriga ah leh.
Hadaba haddii aad in badan ku taamaysay inaan xirfad saraysa yeelato, xirfadda graphic designku waxa ay ka mid tahay xirfadaha furaha u ah suuqyada manta ee shaqada .
Baahi sarena loo qabo aadna loo dalbanayo.

Waan ahay Xaydar jama
Brand Identity Designer || Graphic Design Coach
Waxaan ku soo guda jiray majaalkan Graphic design-ka In ka badan 7 Sano
Waxaan la soo shaqeeyay ganacsiyo iyo Shaqsiyaad aad ufara badan
Koorsakaan gudihiisa waxan kugu faaiidayndoonaa Khibradihii aan ka soo faaiiday sanadihii aan kuso guda jiray Graphic design-ka .

img
Ahmed Hassan Abdullahi

Waxaan aad ugu farax sanahay inaan gatay koorsadii saddaxaad ee photoshop. Aniga oo horey u gatay siraha muuqaal sameenta iyo adobe premier pro. Abdirahmaan waaberi iyo bahda waaberi oo dhan waad ku mahadsantihiin dadaalkiina iyo daacadnimadiina.

1 year ago
9
img
Hussein Hassan ADAN

Ust hadda ayn course ka bilabay xage kuso diraa assignment iyada thanks

1 year ago
img
Zakariye C/raxmaan MAXAMUD

Magaceygu waa zakariye cabdiraxmaan maxamuud waxaan ka mid ahay ardayda ka aflaxday WAABERI ACADEMY. Waxaan halkaan uga mahadcelinyaa Allah SWT oo iwaafajiyay in aan wax ka barto WAABERI ACADEMY. Sidoo kale Waxaan halkaan Hambalyo Bogaadin iyo mahad celin uga dirayaaa guud ahaan maamulka iyo macalimiinta WAABERI ACADEMY gaar ahaan waxaan umahad celinayaa macalinka Xirfadiisa macalinnimo oo ay aadka usareyso Engineer Xeyder oo ah macalinkeyga class-ka master of Graphic Design waxa badan ayaan ka faaiideyday koorsadaan. Haatan waxaan ahay macalin kamid ah macalimiinta Bixiso koorsada GRAPHIC DESIGN-KA sidoo kale waxa si,freelancer ah ula shaqeytaa shirkado xarumo waxbarasho lacagtii yareen ee aan bixiyay waxa ay ii dhashay Booqalaal dollar mahadsanidiin. CODSI:Waxaan halkaan ka codsanaaa in Nuberkiisa gaarka ah leysiiyo Engineer Xeydar.

1 year ago
img
NIMCAAN ABDILLAHI

Asc macalin xaydar waan ku faraxsany inan coureskagagi dhamaystay manta

11 months ago
img
NIMCAAN ABDILLAHI

macalin xaydar waxa isoo dagi wayay shahadadii markii dhamaystay casharkii. side ulaa sooo daga shahadada

11 months ago
img
Mascuud Cali Xasan

Waxan aad ugu fara sana hay insan iibsaday koorsadaan 💻📝📑✍️

11 months ago
img
Abdalle Dhaqane

asc ustaad xaydar assigmentiga intee ku soo diraa ustaad

3 weeks ago
img
Abdalle Dhaqane

asc ustaad xaydar assigmentiga intee ku soo diraa ustaad

3 weeks ago
img
Abdalle Dhaqane

asc ustaad xaydar assigmentiga intee ku soo diraa ustaad

3 weeks ago
img
Abdalle Dhaqane

asc ustaad xaydar assigmentiga intee ku soo diraa ustaad

3 weeks ago
img
abdiSALAM Ahmedweli3

Asc ustaad courseda dhexdeeda marka aad projectiga dhameeyso waxaa dhahdaa whatsApp Groupka halugu soo diro iyo Discourd, marka aaway groupkaas seen ugu soo biiraa. hadii ay jirto arday iga caawin karto arintaan please igala soo xiriira +252619063044

10 months ago
0
img
Mustafa MUUZE

Ustaad waxaad course kasoo diyaarisaa Adobe After Effect

10 months ago
1
img
Abdifatah ibraahim

Alhamdulilaah dadaaldheer kadib maanta ayay ii dhamaatey course sadeenii ahayd Graphic Design waxaan u mahad celinaa dhamaan macalimiinta Waaberi Academy gaar ahaan Abdiraxmaan waaberi iyo Xaydar jaaamac allh ha idinka abaalmariyo maxadsanidiin

6 months ago

4.6

49 Reviews

5
41
4
2
3
2
2
3
1
1
user
Axmed Maxamed Cabdullahi

3 days ago

waxan wali kama fahmin macalin ee waxaan rabaa inaa sifican usii barto maalinba in qaato ee soo iigu jiri mayaan casharadu mesha

user
Abdalle Dhaqane

3 weeks ago

maasha allaah si wanaagsan ayuu usocdaa casharka mahadsanid ustaad

user
Yacquub sh sa'ad X. Mohamed

2 months ago

M.allah

Meet Your Instructor

Instructor
4.8 Rating
7463 Students
Author Level 5
3 Courses
About Instructor

Brand Identity Designer || Graphic Design Coach

video

$ 19.00 $ 29.00

34.48% off
  • Course Duration
    12 h 49 m 13 s
  • Course Level
    Beginner
  • Student Enrolled
    1900
  • Language
    Somali
This Course Includes
  • 12 h 49 m 13 s Video Lectures
  • 0 Quizzes
  • 0 Assignments
  • 7 Downloadable Resources
  • Full Lifetime Access
  • Certificate of Completion