Basics-ka adobe illustrator
Patterno kala duwan inaad samayn kartid
Projectiyo dhamaystiran inaad samaynkartid
Drawing-ka ama illustrations
Xogta inaad ku soo bandhigi kartid jaantusyo Quruxbadan
Soo dhowaada asxaabta magacaygu waa xaydar jama
Ku soo dhowaada koorsakeena adobe illustrator Masterclass
Haddii aad tahay graphic designer ama aad rabto inaad noqoto graphic designer awooda aad u leedahay isticmaalka adobe illustrator ayaa go’aamiya heerkaaga halbuur ee xirfadda Nashqadaynta.
Hadaba hadii aad rabto inaad barato graphic designka web designka , logo designka ,packing design-ka iyo product designka, Waxaa waajib ah inaad taqaano barnaamijka adobe illustrator
Si aad ula tartanto designarada kale meelkasta ay joogan, Hadaba haddii aad barato koorsadaan kuma dhicidoontid badana khaladka ay ku dhacaan designersku , even aniga ayaa ku dhacay Khaladkaasi oo ah inay wakhti badan ku bixiyaan in bartaan barnaamijkan ayaga oo aan haysan hage ku haga wadada saxan ee ay u mari karaan barashada adobe illustrator .
==
Waxaan ahay Xaydar jama
==
Brand Identity Designer || Graphic Design Coach
Waxaan ku soo guda jiray majaalkan Graphic design-ka In ka badan 7 Sano
Koorskaan gudihiisa waxaan kugu soo koobay khibradihii aan ka soo faaiiday isticmaalka adobe illustrator inta aan ku soo gudajiray majaalka nashqadaynta .
*Koorskaan waxa uu ka koobnaandoona 12 chapter
Waxyaalaha aynu barandoona wax aka mid ah
*Basics-ka adobe illustrator oo aynu si qoto dheer uga hadli doono
*Drawing-ka amma illustrations inaad samayn karto oo ah meesha la rabo oo qof walba oo designer ah inuu si wanaagsan isga dhiso.
*Patterno kala duwan inaad samayn kartid
*Sidoo kale Sida aad usoo bandhigilahayd xogaha qaybohooda kala duwan
Iyo waxyaalo kale oo aad u fara badan
*Sidoo kale waxaan ku qaadan doona koorsakaan project dhamystrin oo ka kooban ah dhammaan shaqooyinka uu u baahnaan karo macmiilku.
Koorskaan section waliba oo ka mid ah waxa uu leeyahay challenge ama layli aad ku tijaabindoontid waxa aad ka fahantay qabtaas.
*Sidoo kale waxaad heli doontaa caawin dhamaystirinoo ah marwaba .
Ugu dambayntii
*Haddii aad rabto shiid ka baxdid amma shaqaalanimo baro xirfad waad shaahi doontaa ye.
Waxa inoo balan ah koorska gudihiisa guulaysta dhamaantiin .
Soma Delivery Logo Design
Soma Delivery Business Card Design
Soma Delivery Social Media Designs
Soma Delivery Facebook Cover Design
Soma Delivery Rollup design
Soma Delivery Jumma Design
Soma Delivery Board Banner
Soma Delivery Trifold
Soma Delivery Menu
Soma Delivery Project Presentation
Challenge
Asc dhammaan hawl wadeenada akaadamiyada, waxaan ka codsanaya ustadka inuu soo geliya resourceska illustrator
6 Reviews
2 months ago
Good
2 months ago
Best somali website for education aan arko weeyi 😇
3 months ago
resources waa ka waayy
Brand Identity Designer || Graphic Design Coach
abdinouur xirsi83
fiiri ustaad course dan resources maleh miyaa mideeda kale appka hadaa soo dajiyo lacag ayuu iwaydiinaa maxaa xala